Dad danyar ah oo ku nool deegaanka Buulo-gaduud ee Jubbaland oo lagu wareejiyay guryo loo dhisay

0
179

Baladweyne (Radio Beerlula)- Hay’adda Barakacayaasha iyo Qaxootiga Jubbaland ayaa dadka danyarta ah oo ku nool deegaanka Buulo-gaduud ku wareejisay 500 guri oo aay hay’ada dhistay waxaana madasha lagu wareejinayey guryaha goobjoog aha mas’uuliyiinta deegaanka iyo qaar kamida mas’uliyiinta Hay’adda Barakacayaasha iyo Qaxootiga Jubbaland.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.