Dhallinyaro fursado shaqo ka helay shirkadaha iibiya dawooyinka ee Baladweyne

0
159

Baladweyne (Radio Beerlula)- Shirkada Daawooyiinka Galax Tranding Company ee magaalada Baladweyne oo bixisa Daawooyiinka kala duwan sida Daawada Dadka Xoolaha Iyo beeraha iyo Agabka kale oo ay bulshada isticmaasho ayaa waxa ay shaqo abuur u sameeysay in kabadan 3 dhalinyaro kuwaas oo kamid noqonaya shaqaalaha Shirkada Daawooyiinka Galax Tranding Company.

Warbixintan waxaa noo haya Bilaal Daahir Waaneey.