Olole nadaafadeed oo laga sameeyay suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

0
242

Baladweyne (Radio Beerlula)- Maamulka gobolka Banaadir oo garab ka helaya shirkadda nadaafadda Ifi ayaa olole nadaafadeed ka sameeyay suuqa bakaraaha ee magaalada Muqdisho.

Ololahan nadaafadeed ayaa qashinka looga qaadayay jidadka dhaxmara suuqa bakaaraha iyo qashinka yaala goobaha ganacsiga hortooda si kor loogu qaado bilicda suuqa bakaaraha.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Cabdi Saney.