Kulan looga hadlayay tayeynta adeegyada caafimaadka oo lagu qabtay degmada Waajid ee gobolka Bakool.

0
177

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Waajid ee gobolka Bakool ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay sidii loo tayeyn lahaa adeegyada caafimaadka degmada Waajid, waxana kulanka qeyb galay xubno ka tirsan wasaarada Caafimaadka Koonfur Galbeed, hay’addaha ka shaqeeya arrimaha caafimaadka iyo maamulka degmada.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.