Maamulka Degmada sallaxleey oo dhagax dhigay wado cusub

0
166

Baladweyne (Radio Beerlula)- Maamulka Dawladda Hoose ee Degmadda Sallaxley ayaa Dhagax dhigay Waddo Cusub oo dhirirkeedu uu dhanyahay 3 kilo mitir , wadadan ayaa Isku xidhi doonta Koonfurta Iyo Barigga Degmadda Sallaxley.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaney.