Macadka dowladaha hoose ee SLN oo xariga laga jaray

0
138

Baladweyne (Radio Beerlula)- Madaxweynaha Maamulka Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay wehliyaan wasiiro iyo xildhibaano ka tiransan SlN ayaa Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Machadka Dawladaha Hoose kaasi oo loogu tala galay in lagu horumariyo adeegyada ay dooladaha hoose u hayaan bulshada SlN.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.