Wasaarada shaqada iyo shaqaalaha dowlada federaalka soomaaliya oo daah furtay tiro koob lagu sameynayo shaqaalaha dowlada

0
157

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasiirka Shaqada iyo arrimaha Bulshada XFS Bihi Iman Egeh oo maanta magaalada muqdisho ee caasimada dalka ka Daah furay tirakoob lagu sameynayo Shaqaalaha dowladda soomaaliya ayaa sheegay in Tirakoobkaan uu noqon doono Mid madax ka tiris ah oo lagu sameeyo shaqaalaha dowladda si loo hubiyo shaqaalaha shaqada jooga”

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmed.