Ceelasha biyaha ee degmada waajid oo Biyo yareeyay

0
135

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ceelasha biyaha degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa biyo yareeyay kadib markii ay daba dheeratay abaarta ka jirta dalka iyadoo ceelashan ay ku tiirsan yihiin dadka iyo duunyada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.