Maamulka Jubbaland oo soo kordhiyay Doon loogu tala galay dalxiiska Jasiiradaha gobolka Jubada hoose

0
198

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Deegaanka iyo dalxiiska Jubbaland ayaa soo kordhisay doontan dalxiis oo loogu tala galay in dalxiisayaasha yimaada Juballand lagu geeyo Jasiiradaha gobolka Jubada hoose gaar ahaan deegaanka Goobweyn.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.