Mashruuc Dhisme Iyo Dayactir loogu Sameeynayo kulliyadda Tababarada Ciidanka Boliiska ee Carmo oo la dhagax dhigay

0
192

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Amniga mamulka Puntland Cabdi Samad Maxamad oo ay wehliyaan xildhibaano iyo wasiiro kamid ah maamulkaasi ayaa Dhagax dhigay Mashruuc Dhisme Iyo Dayactir loogu Sameeynayo kulliyadda Tababarada Ciidanka Boliiska ee Carmo .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.