Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dowladda Federalka Soomaliya oo Magaalada Muqdisho ka daah furtay hanaanka lagu soo xulayo 3000 kun oo macalin oo ay qaadaneyso dowladda ayaa waxaa arintan soo dhaweeyay macalimiinta Magaalada Baladweyne.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.