Xarun wax lagu bari doono caruurta agoonta ah oo laga dhagaxdhigay Kismaayo.

0
141

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cadaaladda Awaafta Iyo Arimaha Diinta Jubbaland ayaa dhagax dhigay xarun wax lagu bari doono caruur agoon ah xaruunta ayaa lagu magacaaba abuubakar sadiiq waxana dhagax dhiga ka soo qeyb galay culumada macalimiinii iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cadaaladda Awaafta Iyo Arimaha Diinta Jubbaland

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.