Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS oo deeq kutubo ah kala wareegay Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya

0
208

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, oo ay wehliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Mudane Xil.Saalax Shariif Sayid, Agaasimaha Guud iyo Mas’uuliyiin kale oo ka socday Wasaaradda ayaa maanta kala Wareegay Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Dalkeena Soomaaliya H.E. Amb. Dr. Abdalla bin Salim Alnouimi Deeq kutubo Diini ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim