Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan looga hadlayay mashruuca horumarka dhaqaalaha maxaliga ah.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmed.
Audio Player