Wasaaradda waxbarashada Galmudug oo sheegtay in abaarta ka jirta dalka ay horseeday inay xirman iskuullo ku yaalla gobolka Mudug.

0
121

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasiir ku xigeenka wasarada waxbarshada Galmudug shariif Maxamed qaliif ayaa sheegtay in abaaraha ka jira dalka ay horseedeen inay xirmaan iskuullo badan oo ku yaalla gobolka Mudug kadib markii dadkii dagana tulooyinka ay iskaga hayaameen deegannadoodii.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.