Baladweyne (Radio Beerlula)- Safaaradda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee dalka ingiriiska ayaa si rasmi ah loo furay muddo 33 sano ah ka dib waxana ka qeyb galay safiirka Somaliya ee Ingiriiska, jaliyada Soomaliyeed ee UK.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.