Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasabadaan oo aheyd mid ay ku qalin jabinayeen arday Baratay Culuumta Koobiyuuterka kana Qalin jabisay Machadka Putland College ayaa lagu qabtay magalada Boosaso.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.
Audio Player