Daweyn iyo baaritaan caafimaad oo loo sameeyay caruurta ku jirta xarunta Maamo Ugaaso ee Muqdisho.

0
134

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka gobalka banaadir ayaa daaweyn iyo baaritaano u sameeyay Caruur Danyar iyo agoonta eek u nool xaruunta Daryeelka Caruurta ee maamo ugaaso.
Maamulka iyo shaqaalaha gobalka banaadir ayaa u tagay xaruunta sidii ay u soo eegi lahaayeen xaalada ay ku sugan yihiin caruurta.

Warbixintan waxaa soo jeedina Bilaal Daahir Waaneey.