Baladweyne (Radio Beerlula)-In kabadan 124 arday oo dhameeyey kuliyadaha caafimaadka Kombiyuutarka, Engineerinka iyo bisniska ee Jaamacada Golis faraceeda Magaaladda Berbera ayaa munaasabad aay ku difaacanayan Buuga Qalin-jabinta loogu qabtay magaalada Barbera waxaana ka qeyb galay munaasabada maamulka jaamacada mas’uliyiin katirsan wasaarada waxbarashada Somaliland iyo marti Sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.