Barnaamijka gaar ah oo ku saabsan maalinta Raadiyaha Adduunka

0
151

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan maalinta Raadiyaha Adduunka waxaana soo jeedinaya Maxamed Cabdi Saney.