Saladhiga booliska degaanka Huurshe ee gobolka Galgaduud oo xariga laga jaray

0
155

Baladweyne (Radio Beerlula )-Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xarigga ka jaray saladhiga booliska degaanka Huurshe ee gobolka Galgaduud oo isku tashi bulsho lagu dhisay.

Munaabada xarig jarka waxa ka qeyb galay maamulka deegaan huurshe mas’uuliyiin katirsan maamulka Galmudug iyo Bulshada degaanka Huurshe ee gobolka Galgaduud.

Warbixintan waxa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi