Wasaaarada Caafimaadka XFS oo xariga ka jartay dhismo cusub oo loogu talo galay Isbitaalka Kalkaal ee Muqdisho

0
155

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Caafimaadka Dowlada farderalka soomaaliya ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub oo loogu talo galay Isbitaalka Kalkaal Health Centre oo ku yaalo degmada kaxda ee gobalka banadir.

Isbitaalka Kalkaal ayaa in kabadan mudo todobo sanado ah ku shaqaynayay xalada adag sida dhismo la,aanta Baahsan Ee ka jirtay Isbitaalka.
Dhismaha isbitaalka kalkaal waxa iska kaashaday Hayadaha Wardi Relied Iyo Hayada Action Medior.

Warbixintan waxa noo haya Bilaal Daahir Waaneey