Baladweyne ( Radio Beerlula )-Haweenka dharka ku iibiya magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa saameyn kala kulmay abaaarta ka jirta dalka kadib markii ay yaraadeen dadkii wax ka iibsa jiray oo u badnaa xoola dhaqato.
Ganacsatadan haweenka ah ayaa nolosha qoysas kooda ka maareeya lacagaha ay ka helaan iibinta dharka.
Warbixintan waxa noo haysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud