Madrasada Al-mustaqiim ee Baladweyne oo soo kordhisay waxbarasho online ah

0
144

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dhallinyarada waxbaratay ee ku nool magaalada Baladweyne ayaa bilaabay ineey goobo waxbarasho oo online ah ay soo kordhiyaan kuwaasi oo lagu barto Qur’aanka kariimka sababa la xiriira horumarka tiknoolajiyadeed ee ka jira dalka.

Macalin yaxye Macalin Yacquub oo kamid ah dhallinyarada dhameeyay waxbarashada heerka 1 aad ee jaamacada gaar ahaan kuliyada shareecada islaamka isla markaana ku nool magaalada Baladweyne ayaa hergeliyay goob waxbarasho oo online ah taasi oo lagu barto Qur’aanka kariimka .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.