Garoonka kubadda cagta ah oo laga dhagax dhigay degmada Guriceel

0
136

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowalad gobaleedka Galmudug shaacir sheegow Maxamed ayaa degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ka dhagax dhigay dhismaha garoonka kubadda cagta

Munaasabad dhagax dhiga waxaa ka qayb galay gudoomiyaha dagmada guriceel ,xidhibaano katirsan Galmudug , golaha deegaanka guriceel iyo bulshada qaybaheed kale duwan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya  Sacdiyo Maxamed Maxamuud.