Tababar kusaabsab Xog ururinta arimaha caafimaadka oo lagu qabtay magaalada Boorama

0
128

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda horumarinta Caafimadka Somaliland ayaa magaalada Boorama ka daah furtay tababar ku saabsan xog ururinta arimaha caafimaadka kaasoo ay ka qeyb galayan xubno ka socda xarumaha Caafimaadka ee ku yaala gobolada Awdal Iyo Selel.

Tababarka waxa ka qeybgalay furitaankiisa xubno kasocday Wasaaradda horumarinta Caafimadka Somaliland iyo bahda caafimaadka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi