Dhalinyaro fursado shaqo ka helay Shirkada Dhar tolista ee Aamin Tailor ee Baladweyne

0
170

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 18 dhalinyaro ayaa fursado shaqo ka helay Shirkada Dhar tolista ee Aamin Tailor oo ay magaalada Baladweyne ka hergeliyeen dhallinaro iskaa shaday .

Dhalinyarada shaqa abuurka loo sameeyay ayaa ahaa kuwo mudo waxbaranayay balse waayay shaqo ay noloshooda ku dabaran.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.