Ceel biyood laga hergeliyay Deegaanka Qofsaar ee gobolka Galgaduud

0
175

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Deegaanka Qofsaar oo ka mid ah deegannada hoos taga degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa laga hirgeliyay ceel biyood loogu talo galay inay biyaha ka caban dadka iyo duunyada ku nool deegaankan.

Ceel biyoodkan ayaa waxaa hirgelintiisa kaalin weyn ka qaadataya hay’adda PAH, iyadoona ceel biyoodkan ay baahi weyn u qabeen dadka deegaanka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.