Madaxweynaha Galmudug oo xariga ka jaray warabiyood laga hirgaliyay deegaan hoosta Balanbal

0
133

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa xariga ka jaray warabiyood laga hergalinayo Deegaanka Barwaaqo ee hoos taga degmada Balanbal Gabolka Galgaduud.

Munaasabaadda Xarig jarka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa xubno ka mid ah Golayaasha dowalad gaboleedka Galmudug, Maamulka Degmada Balanbal iyo bulshada deeganka barwaaqo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.