Guddiga Masjidka Al Waadici ee magaalada Muqdisho oo codsaday in lagala qeyb qaato dhismaha masaajidka.

0
123

Baladweyne (Radio Beerlula)- Culimada Masjidka Al Waadici ee magaalada Muqdisho Ayaa Dalbaday In Laga Qeeb Qaato Dhameystirka Dhismaha Masjidka oo hada maraya heer gabagabo ah.

Qaar kamid ah culimadan ayaa dadka wax heeysta ka codsaday ineey ka qeybqaataan dhisida iyo dhameystirka masjidkan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya  C/qaadir Cumar Ibrahim.