Barkacayaal ku nool Baladweyne oo codsaday in gurmar lala soo gaaro

0
237

Baladweyne (Radio Beerlula)-Qoysaskan oo ku nool kaamka dheenxito oo ku yaalla xaafadda kooshin ee magaalada Baladweyne islamarkana ka kala yimid tulooyinka hoos yimado magalada ayaa waxaa soo jawahaday daruufo dhanka nolosha ah .

Qoysaskaan ayaa degan guryo ka sameysan kartooman iyo baco la isku geeyay kuwaasoo aan celin Karin dhibicda roobka, qaboowga habeenkii iyo kuleylka maalintii.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.