Jaamacaddaha Somaville iyo ISBAT oo kala saxiixday heshiis iskaashi oo ku saabsan horumarinta waxbarashada.

0
84

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo bandhigayay heshiis iskaashi oo dhanka waxbarashada oo dhaxmaray jaamacadda Somaville oo ku taalla magaalada Muqdisho iyo jaamacadda ISBAT oo ku taalla dalka Uganga.
Heshiiskan iskaashi ee dhanka waxbarashada ayaa ku saabsan sidii labada jaamacad ay iskaga kaashan lahayeen horumarinta iyo kor u qaadista aqoonta ardeyda

warbixintan waxa noo haysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud