Baladweyne (Radio Beerlula)- Deegaanka labilamaane oo ka mid ah deegannada hoos taga degmada Jariiban ee gobolka Mudug ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen ardey dhameeysay fasalka 12-aad ee iskuulka Qaran.
Munaasabadda ayaa waxaa ka qaybgalay maamulka iskuulka, madax ka socotay jaamacada jariiban, waalidiin macalimiin iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa noo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.
Audio Player