Baladweyne (Radio Beerlula)- Cumar Daahir Guuled oo ka mid ah dhalinyarada Magaalada Baladweyne ayaa nolosha reerkiisa ka mareeya iibinta bugaagta iyo tusbaxyada lagu tasbiixsado.
Bugaagtan iyo tusbaxyada ayuu ku kor iibiya miisas halka xiliyada qaarna uu ku dhax wareejiyo jidadka Magaalada Baladweyne si bulshada ay uga iibsadan.
Warbixintan waxaa noo haya Bilaal Daahir Waaney.