keydka biyaha deegaanka Karin-shabeelle ee gobolka Maroodi jeex oo la dhagax dhigay

0
96

Baladweyne (Radio Beerlula )- Wasaaradda horumarinta biyaha Somaliland oo kaashaneysa hay’ada Taakula ayaa deegaanka Karin shabeelle ee gobolka Maroodi jeex ka dhagax dhigtay goob loogu talo galay in lagu keydiyo biyaha si xiliga jilaalka ay biyaha uga caban dadka iyo duunyada.

Xubno ka tirsan wasaaradda horumarinta biyaha Somaliland gudomiyaha degmada faraweyne ee gobolka Maroodi jeex iyo qaar ka mid mas’uuliyiinta hay’ada Taakulo ayaa goob joog ka ahaa dhagax dhiga keydkan biyaha.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.