Ardey baratay fagaaro ka hadalka oo tababar loogu soo gaba gabeeyay Baladweyne

0
147

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo gaba gabeynayay tababar ku saabsan fagaaro ka hadalka kaasoo loo qabtay in kabadan 15 arday oo ka mid ah ardayda wax ka barato iskuulada magaalada Baladweyne .

Munaasabada lagu soo gunaanaday tababarka ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka iskuulka Somali International , macalimiin, waalidiin, ardeyda tababarka dhameysatay iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa noo haya Bilaal Daahir Waaneey.