Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa lagu qabtay munaasabad aay kuqalin jabinayen 77 gabdhood oo bartay cilmiga umulisooyinka islamarkaana ka aflaxay machadka tababarka umulisooyinka ee kismaayo oo hoostagta wasaarada caafimadka Jubbaland .
Munaasabada qalin jabinta ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweyne kuxigeenka maamulka jubbaland Cabduqaadir xaaji Maxamuud (lugadheere) wasiirka caafimaadka jubbaland wasiirka waxbarashada jubbaland iyo marti Sharaf kale
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.