koox dhaqaatiir ah oo loo kala diray degmooyinka iyo deegannada Soomaaliland si ay u soo daweeyaan xoolaha.

0
134

Baladweyne(Radio Beerlula)-Wasaaradda xanaanada xoolaha Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ka ambabixisay koox dhaqaatiir ah oo loo kala diray degmooyinka iyo deegannada Soomaaliland si ay u soo daweeyaan xoolaha.

Kooxdan dhaqaatiirta ayaa loo dhameystiray dhamaan qalabkii iyo daawooyinkii ay siin lahayeen xoolaha Soomaliland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.