Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada dhoobleey ee Jubbada Hoose ayaa waxaa ku nool haween badan oo nolosha reerkooda ka mareeya fursado ganacsi oo ay abuurteen, waxana ka mid ah sameenta macmacaanka sida sanbuuska burka iyo kakac.
Haweenkan ayaa mac macaanka ay saneeyaan waxaa ka iibsada bulshada magaalada dhoobleey.
Warbixintaan waxa noo haysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud