In ka badan 3000 kun oo qoys oo deeq raashin ah loogu qeybiyay degmada Wadajir.

0
120

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka SODMA iyo Hay’adda IHH ee Turkiga ayaa deeq raashiin ah uqeybiyey 3,000

qoys oo iskugu jira dad danyar ah iyo dadka baahiyaha gaarka ah qaba OO KU NOOL degmada Wadajir ee Gobalka Banaadir.

Gargaar qeybintan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa mas’uuliyiin katirsan Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka gudoomiyaha degmada wadajir iyo Madax katirsan Hay’adda IHH ee Turkiga.

Warbixintan waxa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi