Baladweyne ( Radio Beerlula )-Duqa Magaalada Hargeysa ee caasimada maamulka SLN Cabdikarin Axmed mooge Ayaa tababar u daah furay qaar kamid shaqaalaha iyo masuulyiinta Waaxdda Cashuuraha iyo daqli ururinta Dawlada Hoose ee magalada Hargeysa.
Tababarkan ayaa u jeedkisu yahay in sare loo qaado Aqoonta shaqalaha iyo qaabka ay u qaadayaan Canshuuraha.
Warbixintaan waxa no haya Bilaal Daahir Waaneey