Kulan isdhexgalka Bulshada Iyo Booliska Oo lagu soo gabagabeey Magaalada Jowhar.

0
135

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Jowhar ee Caasimada Maamulka Hirshabeele ayaa lagu soo gabagabeeyay kulankan oo kusaabsanaa is dhexgalka bulshada iyo Booliska degmada.
Kulan oo socday mudo 12 maalmood ah ayaa waxaa ka qeybgalay 350 qof oo ka kala socday farta xaafadood oo ay ka kooban tahay magaalada jowhar.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiya Maxamed Maxamuud.