Qoyas danyar ah oo ku nool deegaanka Buulo-gaduud ee Jubbaland oo la gaarsiiyay Teendhooyin iyo maacuun kala duwan

0
187

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Barakacyaasha iyo qaxootiga Jubbaland ayaa dadka danyarta ah ee ku nool deegaanka Buulo-gaduud gaarsiisay Teendhooyin iyo maacuun kala duwan.

Deeqda la garsii dadkan danyarta ah aya waxaa soo dhibay ururka iskaashiga islaamka waxaana loo soo wakiishay Hay’adda Barakacyaasha iyo qaxootiga Jubbaland.

Warbixintan waxa noo haysa Xaawo Aadan Xuseen