Kulan looga hadlayey wada shaqeynta maamulka iyo bulshada oo lagu qabtay magaalada Baraawe.

0
126

Baladweyne ( Radio Beerlula )Wasiirka Arrimaha Gudaha Koonfur Galbeed cabdullahi xaaji xasan ayaa magaalada Baraawe kulan looga hadlayey wadashaqeynta maamulka iyo shacabka kula yeeshay bulshada iyo maamulka magaalada Baraawe.

Kulanka oo ay kasoo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada degmada baraawe ayaa u jeedkiisu ahaa wadashaweynta maamulka iyo bulshada si bulshadu door ugu yeelato horumarka degmada baraawe ee caasimada dowlad goboleedka koofurgalbeed.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmed