Guddida Xalinta Khilaafaadka ee degmada Ceel-afweyn oo tababar looga furay magaalada Ceerigaabo

0
167

Baladweyne (Radio Beerlula)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaalada màamulka Somaalind ayaa Magaalada Ceerigaabo tababar uga furay Guddida Xalinta Khilaafaadka ee Degmada Ceel-afweyn.

Furtanka Tababarka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa gudoomiye ku xigeenka gobolka Sanaag, taliyaha qeybta booliska gobolka iyo masuuliyiin kale.

Warbixintan waxaa noo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.