In ka badan 100 Arday oo baratay cilmiga Computerka oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne.

0
358

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen 120 ardey oo baratay cilmiga Computerka islamarkana ka aflaxday iskuulka Hoggaan.

Munaasabadan ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka iskuulka, bahda waxbarashada, waalidiin, ardeyda qalin jabisay iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa noo haya Bilaal Daahir Waaneey.