Baladweyne (Radio Beerlula)- Guddoomiyaha degmada Hobyo Cismaan Axmed Cabdule iyo gudoomiye kuxigeenka degmada Mukhtaar Cabdulaahi Maxamed ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay Saldhig boolis iyo xaruun cusub oo ay yeelaneeyso degaanka xinbarwaaqo kuwaasi oo loogu adeegi doono bulshada ku nool deegaanka Xinbarwaaqo.
Munaasabada dhagax-dhiga waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha degmada Hobyo, odayaal dhaqameed, dhalinyarom arday , iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warbixintan waxaa noo haya Bilaal Daahir Waaneey.