Dhalinyarada aragga naafada ka ah oo Muqdisho loogu sameeyey munaasabad dhiiragelin ah

0
136

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu qabtay munaasabad lagu dhiiragalinayay dhalinyarada aragga naafada ka ah si ay door muuqda ugu yeelan lahayeen waxbarashada.

Munaasabada dhiira galinta ayaa waxaa ka qeyb galay gudoomiyaha dugsiyada gobolka banaadir Cabduqaadir Xasan , gudoomiyaha hay’ada naadafada qaranka Maxamed Jaamac Dhagaweyne iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahio