Isbitaalka guud ee Degmada Waajid oo la dhagax dhigay

0
175

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Degmada Waajid Maxamed Macalin Yuusuf ayaa Dhagax-Dhigay Ispitaalka guud Degmada Waajid ee Gobolka Bakool.

Dhismaha isbitaalka cusub oo ay yeelanayso degmada waajid ayaa si bilaasha waxa loogu adeegi doona Bulshada ku nool degmada waajid iyo deeganada hoos yimaada.

Warbixintan waxa noo haya Bilaal Daahir Waaneey