Dhallinyaro ku noo magaalada Baydhabo oo noloshooda ka maareeya iibinta shaaha

0
116

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ku nool wiilal dhallinaro ah kuwaasi oo ka ganacsada shaaha isla markaana ku iibiya maqaayadaha.

Dhallinaradan ayaa shaqadan ka maareeya noloshooda iyagoo uga maarmay ineey ka tahriibaan dalka maadama qarash ku filan ay ka helaan ganacsigan oo qaar kamid ah raga ay ka faanaan .

Warbixintan Waxa noo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahim